CISHQI← Erayo Jacayl

Erayo raga lagu soo jiito

❤️🔥 Ninkaygii macaanaa, caawa waxaan rabaa inaan ku ag fadhiisto, dhegta wax macaan kaaga sheego, si tartiib ah kuu dhunkado, oo aan kuu muujiyo sida aan kuugu waalanahay. Adiga ayaa ah jacaylkayga aan dhammaanayn. 😘🫦

Erayo Jacayl – CISHQI